Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UK: Wiil Soomaali ah oo Lagu Helay Dambi la Xiriira ISIS


Calanka ISIS
Calanka ISIS

Maxkamadda Old Bailey ee ku taalla magaalada London ayaa ku xukuntay Cabdullahi Axmed Jamac Farax oo ah wiil Soomaaliyeed in uu dhalinyaro ku biiray kooxda ISIS uu gacan ka siiyay xiligii ay u safrayeen dalka Syira.

Wiilkan oo 20 jir ah oo ku noolaa magaalada Manchester waxaa la sheegay in uu haysto dhalashada dalka Denmark.

Hadaba Wariyaha VOA-da, Ridwaan Xaaji oo London ku sugan ayaan ka waraysanay xukunkaasi maanta dhacay.

Wareysi: Ridwaan Xaaji
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:33 0:00

XS
SM
MD
LG