Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waddo isku Xireysa Muqdisho iyo Hobyo oo la Dhisayo


Sawir Muqdisho
Sawir Muqdisho

Waxaa shalay bilowday dhismaha waddo laami ah oo dhererkeedu ka badan yahay 500km oo mashruuc dadweyne oo dan guud lagu dhisayo.

Iyadoo ay Soomaaliya ka soo kabaneyso colaadihii la haray dhowr iyo labaatankii sanadood ee la soo dhaafay ayaa waxaa soo kordhaya dadaalada iskaa wax u qabso ee ay bulshadu ku dooneyso inay dib ugu dhistaan kaabayaasha danta guud.

Waxaa shalay bilowday dhismaha waddo laami ah oo dhererkeedu ka badan yahay 500km oo mashruuc dadweyne oo dan guud lagu dhisayo.

Wadadan oo mareysa dhinaca xeebta, ayaa isku xiri doonta magaalooyinka Muqdisho iyo Hobyo.

Hadaba dhismaha wadadan iyo halkaa uu ka imanayo qarashka ku baxaya ayuu wariyeheenna Maxamed Colaad Xasan weydiiyay, Injineer Axmed Cumar Calasow oo ka mid ah Injineer dhisaya wadadan.

Hoose ka dhageyso wareysiga.

Waddo isku xirta Hobyo iyo Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:25 0:00

XS
SM
MD
LG