Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulan Looga Hadlay Badbaadinta Hooyada


Congressman Keith Ellison oo ka qeyb galay kulanka
Congressman Keith Ellison oo ka qeyb galay kulanka

Kulankan lagu qabtay Minnesota ayaa waxaa looga hadlayey sidii xal loogu heli lahaa dhibaatooyinka hooyooyinka isku umal raacanaya ee dalka Soomaaliya.

Ururka ISKU-ROON oo ah urur ay ku bahoobeen haween Soomaaliyeed oo ka dhisan Gobolka Minnesota ayaa xalay qabtay shir caalami oo looga hadlayay badbaadada caruurta iyo hooyada.

Barnaamijkan oo loogu magac daray “Barnaamijka Badbaadada Hooyada iyo Dhallaanka”, ayaa waxaa ujeedkiisu yahay in xal loogu helo hooyooyinka isku umal raacanaya marka ay umulayaan ee dalka Soomaaliya.

Kulankii xalay ka dhacay Minnesota, ayaa waxaa ka soo qayb galay Mudanaha laga doorto gobolka Minnesota ee ka tirsan aqalka wakiilada Mareykanka Keith Ellison iyo marti sharaf kale.

Wariyaha VOA-da ee Minnesota Maxamuud Mascadde ayaa shirkan ka waraystay Fartuun Cilmi Weheliye oo madax ka ah ururka soo qabanqaabiyay barnaamijka.

Wareysi: Fartuun Cilmi Weheliye
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:22 0:00
Congressman Keith Ellison oo ka qeyb galay kulanka
Congressman Keith Ellison oo ka qeyb galay kulanka

Qaar ka mid ah dadweynihii ka qeyb galay kulanka
Qaar ka mid ah dadweynihii ka qeyb galay kulanka

Qaar ka mid ah dadweynihii ka qeyb galay kullanka
Qaar ka mid ah dadweynihii ka qeyb galay kullanka

XS
SM
MD
LG