Sabti, Bisha Labaad 06, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 21:28

    Sawirro: Duqeynta Marinta Gaza

    La daabacay 19.11.2012


    1

    Qiiq ka baxaya goob ay duqeeyeen diyaaradaha Israel. Gaza, November 21, 2012.

    2

    Israaeliyiin daawanaya bus lagu qarxiyay magaalada Tel Aviv, Israel, November 21, 2012.

    3

    shaqaalaha caafimaadka ee Israeli oo sida qof ku dhaawacmay buska lagu qarxiyay Tel Aviv, Israel, November 21, 2012.

    4

    Cidiamada Israeli see ku sugan meel u dhow xadka  Israel-Gaza , November 20, 2012.

    5

    Falastiini qiimeynaya bur-bur soo gaaray garoon ciyaareed oo ay duqeeyeen diyaaradaha Israel, Gaza City, November 19, 2012.

    6

    Qiiq ka baxaya guryo la duqeeyay Gaza, November 19, 2012.

    7

    Nin Falastiini ah oo ruxaya calanka Falestin dibadbax looga soo horjeedo duqeynta Israel. Ramallah, November 18, 2012.

    8

    Kooxaha gurmadka Falastiiniyiinta oo caawinaya qof ka soo bixiynaya guri burburiyay hoostiisa Gaza City, November 18, 2012.

    9

    Qalabka Israel ee ka hortaga Gantaallada ka imanaya dhinaca Xamaas, Ashdod, Israel, November 16, 2012.