Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Eedaha Xiriirka K. Cagta ee FIFA


Wasaaradda caddaaladada ee Maraykanka ayaa eedo ku soo oogtay saraakiil ka tirsan ururka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA. Saraakiishaas la eedeeyey ayaa badankoodu ka tirsanaa xiriirka Concacaf oo xiriir ka dhisan bartamaha iyo Wqooyiga America, xafiiskiisuna uu ku yaallo magaalada Miami, gobolka Florida ee dalka Maraykanka.

Haddaba sida loo arkay talaabadan Maraykanka, in doorashada ururka FIFA oo Jimcaha berrito ah dhacaysa ay wax u dhimi karto iyo waliba in sharafta marti galinta ee 2018 iyo 2022 lagala noqon karo dalalka Ruushka iyo Qatar oo horay ugu guuleysay ayaa waxa warbixintan ku eegaya Maxamed Cabdi Sandhere.

Dhageyso warbixinta eedaha FIFA
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:01 0:00

XS
SM
MD
LG