Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Buhari oo ku Guuleystay Doorashada Nigeria


Muhammadu Buhari, hoggaamiyaha mucaaradka Nigeria ayaa ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee Sabtidii iyo Axaddii ka dhacday dalkaasi.

Madaxweyne Goodluck Jonathan ayaa goor dhawayd taleefon u diray Buhari wuxuu ugu hambalyeeyay guusha doorashada.

Wali waxaa dhiman tirinta codadka gobolka Sokoto, balse codadka la tiriyay ee gobollada kale ayaa waxaa Buhari uu helay codad badan, taasoo keentay inuu noqon doono madxweynaha cusub ee Nigeria.

XS
SM
MD
LG