Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda oo Xirtay Saraakiil Dhuxul Dhoofiyey


Dhuxul
Dhuxul

Dowladda Somalia ayaa sheegtay inay xabsiga dhigtay guddoomiyaha degmada Baraawe iyo qaar ka tirsan saraakiisha ciidamada dowladda kuwaasoo lagu eedeeyay inay bixiyeen amar dhuxul looga dhoofiyay dekedda Baraawe.

Haddalkan waxaa VOA u sheegay Xeer-ilaaliyaha Guud ee dawladda Somalia Axmed Cali Daahir, oo isagu booqday dhawaan Baraawe si ay u baadhaan arrintaas.

Dhageyso wareysiga Xeer Ilaaliyaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:25 0:00

XS
SM
MD
LG