Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Xil. Aadan Rooble Ducaale


Aadan Bare Ducaale
Aadan Bare Ducaale

Barnaamijka waxaa todobaadkan Marti inoogu ah Xil. Aadan Bare Ducaale oo sidoo kalena ah afhayeenka isbaheysiga Jubilee ee Dalka Kenya.

Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa todobaadkan Marti inoogu ah Xil. Aadan Bare Ducaale oo sidoo kalena ah afhayeenka isbaheysiga Jubilee ee Dalka Kenya oo ay ku mideysan yihiin qaar ka mida xisbiyada siyaasada ee dalka Kenya. Isbaheysiga Jubilee ayaa waxaa madaxweyne ugu taagan Uhuru Kenyata halka madaxweyne ku xigeena ay u magacowdeen inuu u tartamo William Ruto. Hadaba maxaa dan ah oo Somalida Kenya iyo dhulka ay degaanba ugu jira hadii ay masuuliyiintan ku guuleystaan tartankooda, maxayse balamadoodu kaga badalnaan doonaan tii ay horey u qaadeen siyaasiyiintii ka horeysey, dhamaanba su,aalahaas ayuu ka jawaabi doonaa Xildhibaan Adan Bare Ducaale oo ahna afhayeenka isbaheysiga Jubilee.


please wait

No media source currently available

0:00 0:17:01 0:00
XS
SM
MD
LG