Isku xirrada

War Deg-Deg ah

R.Odinga oo Amray in aan Dadka Xeryaha lagu Celin


Hadalkan kasoo yeeray Ra'iisal Wasaaraha Kenya waxa VOA u xaqiijiyey Mudane Faarax Macallin, ku-xigeenka baarlamaanka Kenya oo sheegay in go'aankii la sheegay in dadka qaxootiga ah lagu celinayey uuna ahayn mid maray wadaddii sharciga ahayd ee dawladda.

Dhinaca kale, waxa jira dad wali ka tageya magaalada Nairobi oo, ama dalka Somalia ku noqonaya, ama xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.

Wareysiyo arrimahan ku saabsan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:13:12 0:00
XS
SM
MD
LG