Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xaaladda dhaqaalaha Mareykanka


Khubarada dhaqaalaha ayaa sheegaya in dhaqaalaha Maraykanku uu hadda si wanaagsan u korayo, marka loo barbardhigo sanadihii la soo dhaafay oo xanuunkii COVID-19 uu saameyn aan wanaagsaneyn uu ku yeeshay.

Haddaba caafimaadka dhaqaalaha guud ee Maraykanka iyo kuwa gobolada kala duwan ee dalka ayaa Maxamed Cabdi Sandheere uu ka wareystay Dr. Xareed Maax oo ah ka hawlgala Wasaaraadda Shaqada iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee gobolka Minnesota.

Wareysi: Xaaladda dhaqaalaha Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:09 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG