Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Wasiirka Maaliyadda Jabuuti, Ilyas Muse Dawaleh


Ilyas Moussa Dawaleh
Ilyas Moussa Dawaleh

Dhawaan waxaa magaaladan Washington lagu soo geba-gebeeyey kulan looga hadlayey dhaqaalaha dunida oo ay soo qaban qaabiyeen hay’ada IMF iyo Bankiga Adduunka.

Kulankan ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb-galay hay’adaha dhaqaalaha iyo wasiirada maaliyadda ee waddamada caalamka qaarkood.

Madaxdii ka qeybgaleysay waxaa ka mid ahaa wasiirka maaliyadda Djibouti Ilyas Muse Dawaleh oo nagu soo booqdey xaruntan VOA ee Washington DC. Wasiirka ayaan weydiiyey waxyaabihii Djibouti kulankan ay la timid iyo wixii u suurtgaley?

Wareysi: Wasiirka Maaliyadda Jabuuti, Ilyas Muse Dawaleh
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG