Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Maxay Soomaaliya la tagtay shirkii IMF iyo Bankiga Adduunka?


Dr. Aweys Cabdullaahi
Dr. Aweys Cabdullaahi

Dhawaan waxaa magaaladan Washington lagu soo geba-gebeeyey kulan looga hadlayey dhaqaalaha dunida oo ay soo qaban qaabiyeen hay’ada IMF iyo Bankiga Adduunka.

Shirkan waxaa dhinacyada lagu soo casuumay ka mid ahaa xubno metelaya ururada bulshada rayidka ah. Dr. Aweys Cabdullaahi oo ka tirsan Machadka Heritage ee Muqdisho ayaa ka mid ah xubnihii ka socday ururada bulshada rayidka ah ee ka qeybgashay shirka.

Weriyaha VOA Maxamed Cabdi Sandheere ayuu u waramay. Ugu horrayna wuxuu faahfaahin ka bixinayaa waxyaabaha ay Soomaaliya ku soo bandhigtay kulankaas.

Wareysi: Maxay Soomaaliya la tagtay shirkii IMF iyo Bankiga Adduunka?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:34 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG