Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan deyn cafinta ardayda Mareykanka


Madaxweyne Biden
Madaxweyne Biden

Qaar kamid ah dhalinyarada Soomaalida ee wax ku baratay dalkan Mareykanka ayaa si weyn usoo dhoweeyay qorshiha Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden uu ku dhawaaqay ahaa inuu cafin doono deynta waxbarasho ee lagu leeyahay ardaydii horay amaahda waxbarasho u qaatay.

Haddaba aqoonyahanka Soomaalida ee deymaha lagu leeyahay maxay tallaabadan uga dhigan tahay warbixin arrinkaas ku saabsan waxaa noo haya Cabdulqaadir Samakaab.

Deyn cafinta ardayda mareykan
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:33 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG