Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waqtigii Ku Meelgaarka oo Maanta Dhammaanaya


Siyaasadda Soomaaliya
Siyaasadda Soomaaliya
Wakiillo ka kala socday beesha caalamka oo maanta kushiray magaalada Muqdishu ayaa ku baaqay in maanta oo Isniin ah la soo afjaro xilligii kumeelgaraka ah, lana fadhiisiyo baarlamaanka cusub ee Soomalaiya.

Wasaxaafadeed ay Muqdishu ka soo saareen wakiillada AU, IGAD, UN iyo xubno ka socday waddamada Djibouti, Ethiopia, EU, Italy, Norway, Turkey, UK, US iyo Guddiga Farsamada ee soo xulista baarlamaanka ayaa lagu sheegay in duruufaha jira ay saamaxayaan in baarlamanaka cusub uu shaqadiisa bilaabo maanta oo Isniin ah, waxayna sheegeen in la soo dhammaystir doono dhowana 275 ee baarlamanaka oo ay ku jiraan 30 inay baarlamanaka si buuxda u helana haweenka, iyo in la doorto gudodomiye baarlamanak iyo ku xitgeennadiisa.

Waxay ku sheegeen war saxaafadeedka in la ixtiraamo shaqada Gudidga Farsamada ee soo xulista baarlamaanka oo ay sheegeen inay raacayaan cahdiyadii Graoowe, waana in la tixgelinayaa ayey yoidhaahdeen go’aanka ay qaatene ee ah in odayaasha qaarkood ay dib u toixgeliyaan soo magacaabista xubno cusub.

Dhinaca kalena, madaxweynaha Soomaaliya ayaa waraysi uu siiyey idaacadda VOA ku sheegay in baarlamaanka Soomaaliya la dhaarin doono maalinta Isniinta.

Waraysiga madaxweynaha iyo waraysiyo kale oo ku saabsan siyaasadda SOomaaliya hoos ka dhagayso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:19:13 0:00
XS
SM
MD
LG