Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo codsatay in la soo geba-gebeeyo howlgalka UNSOM


Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga codsatay Qaramada Midoobay in aan dib loo cusboonaysiin Qaraarka tirsigiisu yahay 2705 ee uu ku howlgallo Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).

Qaraarkan ayaa waqtigiisu ku egyahay bisha December ee sanadkan.

Warbixin kooban oo codsigan ku saabsan waxaa Muqdisho nooga soo diray wariyaha VOAda Cabdicasiis Barrow.

Soomaaliya oo codsatay in la soo geba-gebeeyo howlgalka UNSOM
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:50 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG