Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland iyo SSC oo ka Hadlay Dagaalkii Buuhoodle


Somaliland iyo SSC oo ka Hadlay Dagaalkii Buuhoodle
Somaliland iyo SSC oo ka Hadlay Dagaalkii Buuhoodle

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Axmed Cabdi (Xaabsade) iyo odayada dhaqanka ee SSC ayaa labaduba ka hadlay dagaalkii ka dhacay Buuhoodle

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Axmed Cabdi (Xaabsade) iyo odayada dhaqanka ee SSC ayaa labaduba ka hadlay dagaalkii ka dhacay Buuhoodle, dagaalkaas oo saaka aroornimadii ka dhacay degmadaas, ilaa iyo haddana ay ku dhinteen ugu yaraan 5 ruux.

Wareysi iyo warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG