Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shir ku saabsan wasakhowga ka dhasha bacaha oo ka furmay Ottawa


Hogaamiyayaasha caalamka ayaa maanta kulan waxa uu uga furmayaa magaalada Ottawa ee dalka Canada iyagoo ka wada hadlaya sidii heshiis caalami ah looga gaari lahaa wasakhowga ka dhasha bacaha oo sanad walba sii kordhaya.

2022-kii ayaa ilaa 175 dal ay isku raaceen in dhammaadka sanadkan la abuuro heshiiskii u horreeyey ee caalami ah ee lagu xakameynayo wasakhowga bacaha.

Haddaba muhimadda shirkan iyo caqabadaha hortaagan xakameynta wasakhowga ka yimaada bacaha ayuu Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ka wareystay Enjineer Cabdifitaax Xareed oo ah bare cilmiga deegaanka ka dhiga jaamacadda Umadda, horeyna uga qeybgalay saddexdii shir ee sanadihii la soo dhaafay looga hadlay dhibaatada bacaha.

Shir ku saabsan wasakhowga ka dhasha bacaha oo ka furmay Ottawa
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:21 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG