Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saynisyahanno ku baaqay in la yareeyo isticmaalka hilibka xoolaha


Algeria Ramadan Imports
Algeria Ramadan Imports

Saynis yahanno badan ayaa ku talinaya in la yareeyo isticmaalka hilibka xoolaha ama xayawaanada kale ka yimaadda, iyaga oo ku talinaya in lagu beddelo isticmaalka khudaarta iyo waxyaabaha dhulka ka soo baxa.

Meelo badan oo caalamka ah waxa kusoo badanaya hilib macmal ah oo laga sameeyey khudaarta ama wax soo saarka dhirta.

Dugsi ay maamusho dawladda Cameroon oo ku yaalla caasimadda dalkaas, ayaa ardayda baraya sida loo sameeyo hilibka macmalka ah ee laga sameeyo dhirta. Taasoo ah hal-abuurnimo uu maamulka dugsigaasi doonayo inay wax badan ka geysato, isbedelka cimilada.

Weriyaha VOA Anne Nzouankeu ayaa warbixintan ka soo diray Cameroon waxaa innoosoo koobaya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Isticmaalka hilibka xoolaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:35 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG