Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qatar oo dib uga fakaraysa dhex-dhexaadinta Xamaas iyo Israel


Dowladda Qatar ayaa dib uga fakareysa doorkeeda dhexdhexaadinta Israel iyo Xamaas, sida uu sheegay Ra’iisul Wasaaraha dalka Arbacadii mar ay magaalada Dooxa shir jaraa’id oo wadajir ah ay qabteen isaga iyo dhiggiisa Turkiga.

Warbixin ay VOA ka diyaarisay waxaa inoo haya Xuseen Barre.

Qatar oo dib uga fakaraysa dhex-dhexaadinta Xamaas iyo Israel
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:13 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG