Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay tahay jawaabta laga filayo Israel kadib weerarkii Iran?


Iran ayaa habeen hore boqolaal gantaal ku weerartay Israel, weerarkaas oo noqday kii ugu horreeyay oo ay Iran si toos ah ugu beegsato Israel, abid.

Haddaba, jawaabta Israel laga filayo iyo sida uu u ekaan doono mustaqbalka Bariga Dhexe, ayaa Jamal Ahmed Osman uu ka wareystay Maxamed Biixi oo ka faallooda arrimaha Bariga Dhexe.

Maxay tahay jawaabta laga filayo Israel kadib weerarkii Iran?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:17 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG