Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka: Wasiirka Waxbarashada HirShabeelle


Maxamed Maxamuud Cabdulle
Maxamed Maxamuud Cabdulle

Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa toddobaadkan marti ku ah wasiirka waxbarashada HirShabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle, oo ka hadlaya sida fatahadaaha iyo daadadka ay u saameeyeen waxbarashadii deegaanada HirShabeelle.

Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Martida Makrafoonka: Wasiirka Waxbarashada HirShabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:34 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG