Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka


Barnaamijka todobaadkan waxaa marti u ah Guddoomiyaha Naadiga Akhristayaasha Hargeysa.

Naadiga Akhristayaasha ayaa kii ugu horeeyay ee noocisa ah oo dhalinyarta ku booriyay in ay hormaraiyaan wax akhriska.

Naadigu waxa uu qabanqaabiyaa kulamo suugaaneed isaga oo qabta tartanno dhinac wax qorista iyo curinta la xidhiidha.

Maxamed Daahir oo ah guddomiyaha xilligan ee ururka ayaa ka warramaya sida ay ku timid fikradda ururkan iyo dhibaatooyinka ka horyimid.

Barnaamijka ka dhegayso midigta sare ee boggan.

XS
SM
MD
LG