Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Macalin: Ciidamada DKMG ayaa Dilay Xildhibaanka


.
.

Guddoomiyaha degmada Dharkiinley Macalin C/lle Cali ayaa VOA u sheegay in dilkii Xildhibaan Aden Buule Max'ed oo maanta lagu dilay Muqdisho ay ka dabeeyeen ciidamo ka tirsan Dowladda Somalia.

Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in dilkaasi ku dhacay si kama ah.

Shilkan ayaa dhacay kaddib markii baabuur uu watay xildhibaanka ay ciidamo ka tirsan dowladda oo ku sugnaa bar koontarool ay rasaas ku fureen markii uu diiday inuu istaago.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in dilkani yahay mid khalad ah isla markaana haatan la baarayo sababta uu dilkaasi u dhacay.

La Xiriira

XS
SM
MD
LG