Isku xirrada

War Deg-Deg ah

C/risaaq Xaaji Xuseen iyo Maalintii Calanka


C/risaaq Xaaji Xuseen iyo Maalintii Calanka
C/risaaq Xaaji Xuseen iyo Maalintii Calanka

12-ka bisha October 1954, waa maalintii la sameeyey calanka Soomaaliyeed ee buluugga khafiifka ee xiddigta 5ta gees dhexda kaga taallo.

Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo ka mid ahaa xisbigii SYL, horeyna Somalia uga soo noqday Ra'iisal Wasaare ayaa sharxaya sida sameynta calanku ku timid.

Wareysi arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG