Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Israel oo sheegatay inay qabsatay qeybo ka mid ah Rafax


Milatariga Israaiil ayaa sheegay in ciidanku ay la wareegeen gacan ku haynta barta kontoroolka Rafax oo u dhaxaysa Gaza iyo Masar.

Sheegashadan ayaa imaneysa maalin kadib markii ay Israel ku amartay tobannaan kun oo qof oo Falastiiniyiin ah inay ka tagaan goobta, iyadoo duqyamana gaysatay.

Warbixin ay qortay VOA waxaa inoo haysa Sahra Ciidle Nuur.

Israel oo sheegatay inay qabsatay qeybo ka mid ah Rafax
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:14 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG