Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Jubada Hoose


Subaxnimadii hore ee saaka Ciidamada Jubaland iyo kuwa Xoogga Dalka ayaa weerar ku qaaday deegaanada ku dhow dagmada Jamaame ee Gobolka Jubada Hoose gaar ahaan gadiga kale ee wabiga halkaasi oo ay ku sugnaayeen dagaalamayaal ka tirsan kooxda Shabaab.

Dagaalka oo dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawac ayaa wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad waxaa uu ka wareystay afhayeenka ciidamada Jubaland Gaashaanle Dhexe Maxamed Faarax Daahir.

Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Jubada Hoose
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:05 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG