Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gobolka Indiana oo doonaya inuu noqdo xarunta teknoolojiyadda Mareykanka


Gobolka Indiana ee dalka Maraykanka ayaa ku hamminaya inuu noqdo xarunta teknoolojiyadda ee ugu weyn ee Maraykanka ee mustaqbalka.

Arrintan ayaa imaneysa xilli Maraykanku uu dardargeliyey maalgelinta wershedaha sameeyaa maskaxda yar ee ay ku shaqeeyaan Computer-du (ama Microchips), taas oo Maraykanku uu doonayo in gudaha Maraykanka lagu farsameeyo.

Weriyaha VOA Kane Farabaugh ayaa warbixintan ka soo diray Indianapolis, waxaana inoo soo koobaya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Gobolka Indiana oo doonaya inuu noqdo xarunta teknoolojiyadda Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:16 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG