Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UK oo ugaarsaneysa dadka sida sharci-darrada ku jooga dhulkeeda


Migration Britain Rwanda
Migration Britain Rwanda

Dowladda Britain ayaa billowday inay qabqabato dadka sida sharci darrada ku jooga dalkaasi, kuwaasoo ay qorsheyneyso inay u tarxiisho dalka Rwanda.

Tallabadan ayaa imaanaysa todobaadyo kadib markii raisalwasaaraha Britain Rishi Sunak uu ku dhawaaqay dhaqangalinta qorshahan.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa arrimahaasi ka waraysatay wariyaha VOA-da ee qaaradda Yurub Cabdixaafid Axmed Ismaaciil.

Tarxiilka UK
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:04 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG