Isku xirrada

War Deg-Deg ah

DKMG Somalia oo ka Hadashay Saraakiil ku Xiran Ethiopia


DKMG Somalia oo ka Hadashay Saraakiil ku Xiran Ethiopia
DKMG Somalia oo ka Hadashay Saraakiil ku Xiran Ethiopia

Wasiiru dawlaha Gaashaandhiga DKMG ah ee Somalia, Abdi Maxamed Abtidoon ayaa sheegay inay socdaan wadahadalo lagu soo deynayo saraakiil Somali ah

Wasiiru dawlaha Gaashaandhiga DKMG ah Somalia, Abdi Maxamed Abtidoon ayaa sheegay inay socdaan wadahadalo lagu soo deynayo saraakiil Soomali ah oo tiradoodu ay shan tahay, ugu magac dheer yahay Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale).

XS
SM
MD
LG