Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidanka ammaanka waddooyinka Boosaaso oo dib loo howl-gelinayo


Qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada amniga Boosaaso
Qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada amniga Boosaaso

Magaalada Boosaaso waxaa laga billaabay qorshe dib loogu howlgelinayo ciidanka ammaanka waddooyinka ee taraafikada.

Arrintan ayaa wariyaha VOA-da ee Boosaaso, Yusuf Maxmuud Yusuf uu ka wareystay Gaashaanle Sare Maxmed Finiin Yuusuf, oo ah ku-xigeenka hoggaanka nabadgalyada waddooyinka ee Boosaaso.

Ciidanka ammaanka waddooyinka Boosaaso oo dib loo howl-gelinayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:55 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG