Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Huwanta oo howgal ka wada Baydhaba


Ciidamada Huwanta oo howgal ka wada Baydhaba
Ciidamada Huwanta oo howgal ka wada Baydhaba

Ciidamada DKMG ah oo ay wehliyaan ciidmada Milatariga Ethiopia ayaa shalay galab iyo xalay baaritaano ka sameeyay magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Bay oo ay dhawaan kala wareegeen kooxda Al-shaba.

Intii ay baaritaanka wadeen ayey ku soo qabqabteen rag ka tirsan kooxda Al-shabab oo magaalada guryo ku yaala ku dhex jiray.

Dhinaca kale xiisado dagaal ayaa ka soo cusboonaaday degaano ka mid ah bay iyo bakool.

Warbixin ku saabsan halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG