Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhagaystayaasha iyo Qunsulka Yemen


Barnaamijka todobaadkan waxaa marti u ah Qusnulka Somalia u fadhiya dalka Yemen gaar ahaan magaalada Cadan Xuseen Xaaji Axmed.

Qunsulku waxaa uu ka jawaabayaa su'aalaha dhegaystayaasha ee ku aaddan cabsida ka dhalan karta hanjabaadi ay Al Shabaab u jeediyeen dawladda Yemen iyaga oo sheegay in ay ka qaybgalayaan dagaalada ka socda Yemen.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso midigta sare ee boggan.

XS
SM
MD
LG