Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Andrew Mitchel oo Puntland Booqday


Andrew Mitchel oo Puntland Booqday
Andrew Mitchel oo Puntland Booqday

Wasiirka Arrimaha Horumarinta Caalamiga ah ee dalka Britain, Andrew Mitchel ayaa ka hadlay horumarinta Puntland iyo shirka London.

Wasiirka Arrimaha Horumarinta Caalamiga ah ee dalka Britain, Andrew Mitchel ayaa ka hadlay horumarinta dhinacyada nolosha ee deegaanada Puntland iyo shirka London.

Wasiirka ayaa waxa weheliyey u qeybsanaha arrimaha Somalia ee dawladda Britain.

Warbixinno arrimahaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG