Manhattan —
Barnaamijka Amuuraha Mareykanka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay maxkamadeynta madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump oo ka socota degmada Manhattan ee magaalada New York.
Waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere.
Madal