Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abwaan Xassan Jaceyl oo Geeriyooday


Magaalada Nayroobi ee dalka Kenya waxaa xalay ku geeriyooday mid ka mid ah fannaaniinta ugu caansan Soomalaiya, Abwaan Xasan Maxamed Maxamuud [Xasan Jacayl]. Geeridiisa waxay ka dambeysay iyadoo uu muddo uu hayay xanuun kelyaha ah, waxaana geeridiisa ay ku soo aaday iyadoo maalintii shalay markii ugu horraysay in ka badan 20 sano dib loo furay tiyaatarka qaranka

Warbixin ku saabsan Geeriga Abwaanka halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG