Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nigeria oo wajahaysa dhibaato caafimaad oo la xiriirta daweynta neefta


Asthma inhaler
Asthma inhaler

Dalka Nigeria, kharashaadka qalabka neefsashada ee sare u kacay ayaa caqabad weyn ku ah bukaannada qaba neefta, gaar ahaan iyadoo adduunka laga xusayo maalinta neefta toddobaadkan.

Bixitaanka shirkadaha caalamiga ah sida GSK, oo uu weheliyo sicir-bararka, ayaa qiimihiisu cirka isku shareeray, taasoo ka dhigaysa dawooyin aan la awoodi karin. Taasi waxay keentay in bukaanadu u ay u jeesteen daawayn kale.

Gibson Emeka oo ku sugan magaalada Abuja ayaa haya warbixintan, oo ay codeyneyso Caasha Ibraahim Aadan.

Nigeria oo wajahaysa dhibaato caafimaad oo la xiriirta daweynta neefta
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:00 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG