Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Ugu yaraan 40 qof oo ku dhintay biyo-xireen goostay


Kenya: Ugu yaraan 40 qof oo ku dhintay biyo-xireen goostay
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:44 0:00

Ugu yaraan 40 qof ayaa ku dhintay kadib markii biyo-xireen ku yaalla galbeedka dalkaasi uu darbiyada jabsaday, guryana uu qaaday, isla markaana uu jaray waddo weyn. Warbixina ay qortay wakaaladda wararka ee Associated Press waxaa inoo haysa Caasha Ibraahim Aden.

Madal

XS
SM
MD
LG