Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Prof. Xuseen Warsame: Haddii aysan dowladdu qaadin canshuur waxay ku noqoneysaa deyntii laga cafiyay


PROF HUSSIEN WARSAME
PROF HUSSIEN WARSAME

Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Professor Xuseen Warsame oo ah dhaqaale-yahan Soomaaliyeed, islamarkaana bare ka ah jaamacadda Calgry ee dalka Canada. Barnaamijka waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Faarax Maxamed Cali (Faarax Blue).

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:52 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG