Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Xiisaha leh ee Caweyska Washington


Washington Monument
Washington Monument

WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan oo aad ku maqli doontaan qaar ka mid ah dhageystayaasha barnaamijka Caweyska oo ka hadlaya waxa ay la yaabeen intii ay adeegsanayeen Facebook. Barnaamijka waxaa soo saaray soona jeedineysa, Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).

Dhageyso Barn. Caweyska Washington
please wait

No media source currently available

0:00 0:24:54 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG