Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Shaqada Wasaaradda Caafimaadka Federaalka ee xilligan


Isbitaalka Madiina
Isbitaalka Madiina

10-kii sano ee ugu dambeeyay waxaa si tartiib ah u soo noqonayay isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka dadweynaha oo ka mid ahaa kaabayaasha adeegyadii ku burburay dagaallada sokeeye.

Soomaaliya waxay ka mid tahay dalalka ugu liita dhinaca helitaanka daryeelka caafimaadka dadweynaha ee dalalka ka hooseya saxafaraha ee Africa.

Haddaba wakhtigan, waa sidee heerka caafimaadka ee Soomaaliya? Waxaa barnaamijka marti ku ah wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka dowladda Federaalka Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Golaha Shacanka Dr. Maxamed Xasan Maxamed.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Nuur Bukhaari).

Wicitaanka Dhageystaha
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:19:49 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG