Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Koobabka Kubadda Cagta Africa iyo Asia oo final soo gaaray


Ivory Coast AFCON Soccer
Ivory Coast AFCON Soccer

Tartannada kubadda cagta ee Qaaradaha Africa iyo Asiya ayaa xalay soo gaaray wareega ugu danbeysa ee finalka.

Xulalka Ivory Coast iyo Nigeria ayaa isugu soo haray finalka Koobka Qaramada Africa, halka Koobka Qaramada Asia ay isugu soo baxeen xulalka kubadda cagta ee Qatar oo difaacaneysa iyo Urdun oo marki ugu horreysay finalka soo tiigsatay. Wararki ugu danbeeyay waxaa inoo haya Mahad Cali Xiddir oo Muqdisho jooga iyo Cabdulqadir Samakab, oo Washington jooga.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:10 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG