Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee Soomaalida ku shaqo waayey COVID-19 ku heli karaan lacagta dowladda Mareykanka?


Minneapolis
Minneapolis

Malaayiin qof oo Maraykan ah ayaa shaqooyinkoodii ku waayay xanuunka Coronavirus eek u faafaya dalka dartiis.

Dadkan ayaa isugu jira kuwa qaarkood shaqooyinkoodii ay istaageen, kuwa la yareeyay saacadihii ay shaqeyn jireen, iyo kuwa si iskood ah uga fariistay ka dib markii ay naftooda uga baqeen inay qaadaan xanaanunka Covid-19.

Dadka ay shaqo la’aantu ku dhacday waxaa ku jira Soomaali badan oo daggan dalaka Maraykanka.

Haddaba maxay yihiin fursadaha u banaan iyo kaalmada ay dowladdu ugu talo gashay dadkaasi, iyo sidoo kale halka loo raadsanayo, waxaa su’aalahaasi ka jawaabaya Yusuf Cabdi Khaye oo ah xisaabiye haysta laysanka xisaabta oo uu xafiiskiisu ku yaalo gobolka Virginia.

Caasho Ibrahim Aden ayuu u warramay.

Dhageyso Taageerada Dawladda Maraykanka ee COVID19
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:04 0:00


XS
SM
MD
LG