Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka iyo Qoyska: Haweenka Iibiya Uunsiga iyo Shaaha


Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay haweenka Soomaliyeed ee qaxootiga ku ah Nairobi iyo Mumbasa ee ku shaqeysa iibinta Shaaha iyo Uunsiga iyo sida ay noloshooda wax uga tarto, iyo sidoo kale kala duwanaanshiyaha labada magaalo ee ay ku dhex shaqeystaan.

Caasho Ibrahim Aden ayaa barnaamijka soo diyaarisay nalana socodsiineysa.

Dhageyso Haweenka Iibiya Uunsiga iyo Shaaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:55 0:00


XS
SM
MD
LG