Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Turkiga oo ku Dadaalaya in Qatar Go'doonka Laga Qaado


 Madaxweyne Erdogan oo Ankara kula hadlaya xubnaha xisbiga AK. June 13, 2017.
Madaxweyne Erdogan oo Ankara kula hadlaya xubnaha xisbiga AK. June 13, 2017.

Dowlada Turkiga ayaa wali sii waddo dadaalo dhinaca diblamaasiyadda ah oo ay ku dooneyso in xayiraada looga qaado dalka Qatar.

Nur Hassan Nur, ayaa warbixintan ku eegaya dhaxdhaxaadinta Turkiga ee xaalada cakiran ee ka taagan Bariga Dhexe.

Warbixinta Nur Bukhari uu ka diyaariyey Turkiga iyo Qatar
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00

XS
SM
MD
LG