Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Trump oo Dalbaday Kordhinta Miisaaniyadda Ciidanka


Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku yaboohay in miisaaniyadda gaashaandhigga ee Maraykanka lagu kordhiyo 54 bilyan oo doolar.

Madaxweynaha ayaa sheegay in inkasta oo ay miisaaniyaddan tahay mid boqolkiiba ka badan tii hore ay tahay mid u qalanta wiilasha iyo gabdhaha Mareykanka, ee naftooda u huray difaaca Mareykanka iyo arrimaha mudan in la difaaco ee uu maraykanku horseedka u yahay.

Madaxweyne Trump ayaa arrintan shaaca ka qaaday isga oo ka qayb qaadanayay kulanka sannadlaha ah ee uu madaxweynaha Mareykanku la yeesho guddoomiyayaasha gobolada Maraykanka.

XS
SM
MD
LG