Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Walaaca Naafada Soomaaliya


Waxbarashada Dadka Naafada ah
Waxbarashada Dadka Naafada ah

Ururka Hiil-Naafo oo ka mid ah ururada u dhaq dhaqaaqo naafada Soomalaiyeed ayaa walaac ka muujiyey dhibaatooyin dhinacyo badan leh oo ay sheegeen in ay maanta la noolyihiin naafada Soomaaliya.

Gudoomiyaha ururkaan Axmed Maxamed Cilmi, ayaa sheegay in dadka naafada ah ee ku nool Soomaaliya ay bulshada qaar kala kulmaan faquuq, sidoo kalana aysan heysan waxyaabaha aas-aasiga u ah nolosha ee ay xaqa u leeyihiin sida waxbarashada, caafimaadka, ka qeybgalka arrimaha bulashada, siyaasada iyo sidoo kal

Wariyaha VOA-da Nur Hassan Nur Bukhaari ayaa qadka telefoonka ee Denmark kula xiriiray Axmed Maxamed Cilmi, waxana uu ugu horeyn weydiiyey qiyaasta tirada dadka naafada ah ee Soomaaliya?

Dhageyso wareeysiga Naafada Soomaaliyeed.
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:52 0:00


XS
SM
MD
LG