Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Madaxweyne Gaas oo ka Warramay Xaaladda Qandala


Cabdi Weli Gaas
Cabdi Weli Gaas

Wafdi uu hogaminayo madaxweynaha maamulka Puntland Cabdweli Maxamad Cali Gaas ayaa galabta gaaray degmada Qandala ee gobolka Bari.

Dhawaan ayaa ciidamada Puntland waxay degmada kala wareegeen maleeshiyo sheegatay inay ka tirsan yihiin ururka Daacish ee ka taliya qeybo ka mid ah Ciraaq iyo Syria.

Madaxwynaha Puntland ayaa safar dhinaca badda ah oo qaatay saddex saacadood ku tagay magaalada, si uu u soo eego xaaladda magaalada kulamana uu ula yeesho saraakiisha ciidamada.

Wariyeheenna Faadomu Yaasiin Jaamac oo ka mid ah koox wariyeyaal ah oo magaalada tagay ayaa wareysatay Cabdiwali Cali Gaas.

Wareysi: Madaxweyne Cabdi Weli Gaas
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:02 0:00

XS
SM
MD
LG