Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa maanta mar kale dib u dhigtay dhageysiga dacwad ka dhan ah xiritaanka xeryaha Dhadhaab ee qaxootiga.
Dacwaddan waxaa maxkamadda u soo gudbiyay ururro ka shaqeeya dhinaca arrimaha bulshada.
Weriyaha VOA Nairobi Khadar Maxamuud Xareed ayaa khadka taleenka si toos ah ugu jira.