Isku xirrada

Shirka Ganacsiga ee Turkiga iyo Afrika oo Lasoo Gaba-gabeeyay


Turkey Africa Erdogan

Turkey Africa Erdogan

Shir ay ka qeyb galeen madax ka kala socotey qaarada Afrika, loogana hadlaayey ganacsiga Afrika iyo Turkiga ayaa ka dhacay dalka Turkiga.

Shirkaas iyo waxyaabihii looga Hadley ayey Falastin Axmed Iman ka wareysatey Yusuf Axmed Xasan oo ah madaxa Xafiiska ganacsiga ee safaarada Soomaalida ee Turkiga, waxayna ugu horeyna waxa ay weydiisey waxa shirka looga hadley.


XS
SM
MD
LG