Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dibadbaxyada Xarunta QM

Sanad kasta marka uu dhacayo kulanka guud ee QM, waxaa xarunta QM ee New York yimaada dad dhigaya dibadbaxyo kala duwan oo xambaarsan ujeedooyin kala duwan. Sawirradan waa qaar ka mid ah dibadbaxyadii maanta.

XS
SM
MD
LG